WAXAA LA SOO BANDHIGAYA SHABAKADA DARYEELKA AASAASIGA AH EE DEGAANKAAGA NORTHWEST MERTON

Vision Housing (Forward Trust) In la siiyo guri iyo taageero joogto ah dembiilayaal hore marka xabsiga laga sii daayo. Vision Housing waxay caawisaa dembiilayaasha hore inay guryo ka helaan qaybta kirada guryaha gaarka loo leeyahy. earth-europe forwardtrust.org.uk Haweenka Muslimiinta ee Merton Koox bulsho– Waxay u fidineysaa madal lagu maqlo dumarka muslimka ah, lagu matalo iyo in ay dadka ku biiriyaan xirfadooda, khibradooda iyo aqoontooda si ay bulshada uga faa’iidaysato. earth-europe muslimwomenmerton.com Qoysaska Tusaha Adeegyada Qoyska ee Merton Wixii macluumaad ah ee ku saabsan adeegyada carruurta, dhalinyarada, waalidiinta, daryeelayaasha, xirfadlayaasha iyo dhakhaatiirta. earth-europe directories.merton.gov.uk Qiimaynta Baahiya ee Merton Council Helitaanka caawimada iyo taageerada loogu talagalay dadka qaba baahiyaha caafimaadka iyo daryeelka iyo daryeelayaashooda. earth-europe directories.merton.gov.uk – ku dhufo ‘Adult Support Services Directory’ kadibna taabo ‘Adult Social Care Support’. Merton Grow Baby Merton Growbaby waxay qof walbo oo u baahan siisaa dharka ilmaha mid cusub iyo mid hudhey ahba iyo qalab (ilaa 5 sano), si bilaash ah , iyadoon loo eegayn dakhliga, asalka, ama caqiidada qofka. earth-europe mertongrowbaby.co.uk Local Mums Local Mums Online waxaa ka buuxa macluumaad iyo taageero loogu talagalay hooyooyinka maxalliga ah ee ku nool Surrey iyo SW London. earth-europe localmumsonline.com Homestart Merton Waalidiinta mutadawiciinta ah waxay taageero joogto ah, saaxiibtinimo iyo caawimo wax ku ool ah u fidiyaan qoysaska leh ugu yaraan 1 cunug oo da'doodu ka yar tahay 8 jir, oo ku sugan guryahooda, iyagoo ka caawinaya ka hortagga dhibaatada qoyska. earth-europe homestartmerton.co.uk Healthy Start Healthy Start waa qorshe dawladeed oo UK oo dhan ah oo loogu talagalay si kor loogu qaado caafimaadka haweenka uurka leh ee dakhligoodu hooseeyo iyo qoysaska qaata kaalmooyinka iyo kuwa canshuur dhimista loo sameeyo. earth-europe healthystart.nhs.uk JIGSAW 4U waa samafal caruur oo xiriir la leh dugsiyada Merton iyo Sutton oo dhan iyo taageerada murugada geerida ka dib/ kahor loo fidiyo carruurta. earth-europe jigsaw4u.org.uk Young Minds Taageera loo fidiyo caruurta, dhalinyarada ilaa 25 jirka ah iyo waalidkood. earth-europe youngminds.org.uk ACCA Casharrada ESOL oo bilaash ah, kooxaha taageerada haweenka, naadiga shaqada guriga, meelaynta mutadawaca, taageero talo iyo qaar kaloo badan. earth-europe acaa.org.uk Tusaha National Autistic SocietyTaageero iyo agab loogu talagalay waalidiinta dhalay carruurta qaba cudurka autism-ka. earth-europe autism.org.uk AL-ANON UK Al-Anon Family Groups UK waxay diyaar u yihiin in ay caawiyaan qof kasta oo noloshiisu ay saamayneyso ama ay saamaysay khamri cabbidda qof kale. earth-europe al-anonuk.org.uk Grandparents Plus Talo iyo taageero loogu talagalay awoowayaasha iyo ayeeyooyinka iyo daryeelayaasha qaraabada, sidoo kale taageerada asxaabta/ adeeg kuu dhega nugul ayaa diyaar ah: 0300 123 7015. earth-europe grandparentsplus.org.uk MIND THE DAD Waxay taageero onlayn oo lacag la'aan ah kaa siinayaan dhanka ilmahaaga ama kooxa muuqaal ah, halkaas oo aad kula kulmi karto aabbayaasha kale ee qaba xaaladaha la midka ah taada, saacadaha shaqa la'aanta aad tahy (oo ay ku jiraan fiidkii iyo maalmaha fasaxa ah). earth-europe annafreud.org – raadi ‘mind the dad’ FOSTERLINE Fosterline waxay bilaash, qarsoodi, dhexdhexaad iyo taageeraba u yihiin Dadka Daryeela Caruurta aysan dhalin iyo qof kasta oo ku fekeraya inuu noqdo mid ka mid ah dadkaas. earth-europe fosterline.info SIBS Walaalo la dhashay caruur iyo dad waaweyn oo naafo ah . earth-europe sibs.org.uk LGBTQ free2b-alliance Free2B Alliance waa Shirkad Danaha Bulshada daneeyso oo uu fadhigeedu yahay London, oo taageerta dhalinyarada iyo waalidiinta dadka ah LGBTQ+. earth-europe free2b.lgbt Caafimaadka Dhimirka WDP Merton Adeeg isku-dhafan, oo diiradda saaraya soo kabashada: daawayn bilaash iyo qarsoodiba ah iyo taageero loogu talagaly shaqsiyaadka iyo qoysaskooda ay saameeyeen dhibaatooyinka maandooriyaha iyo khamriga. earth-europe wdp.org.uk/merton Merton Uplift –Aqoon-is-weydaarsiyo ku saabsan fayoobida Aqoon-isweydaarsiyo ku saabsan fayoobida oo u furan qof kasta oo ka diiwaangashan GP-yada Merton – ballanta waxaa laga qabsanayaa Eventbrite. earth-europe eventbrite.co.uk – raadi Merton Uplift. Sunshine Recovery Cafe U furan dadka qaan gaarka ah ee ku nool South West London (18+) kuwaas oo isku arka, ama qarka u saaaran dhibaato caafimaad maskaxeed. Waxay bixisaa wax A&E beddeli kara oo waxtar leh oon daawana aheyn ama in ay ku seexiyaan cusbitaalka. earth-europe cdars.org.uk Raynes Park Bereavement Adeegga dhegeysiga ee dadka ay saameysay murugada geerida (ma aha la-talin). earth-europe mertonconnected.co.uk/rpbs Cruse Bereavement Taageero, talo iyo macluumaad marka qof dhinto. earth-europe cruse.org.uk OASIS OASIS waa adeega caafimaadka dhimirka ee NHS ee loogu talagalay da'yarta ku nool South London. Waxay aqbalayaan gudbinta dadka: Ku noolow xaafadaha Southwark, Lambeth, Croydon, Lewisham 14 - 35 jir. earth-europe meandmymind.nhs.uk Lambeth And Southwark Mind Lambeth Southwark Mind. earth-europe lambethandsouthwarkmind.org.uk Taageerada Dhibbanaha Wuxuu gacan ka geysanayaa in dadka ay dareemaan ammaan oo ay helaan xoog ay uga gudbaan dembiyada. Taageeradu waa bilaash, waana qarsoodi waxaana lagu soo cabiiray baahiyahaaga. earth-europe victimsupport.org.uk Young Minds Taageero loogu talagalay carruurta, dhalinyarada ilaa 25 jirka iyo waalidkood. earth-europe youngminds.org.uk Focus 4 1 Kooxda taageerada MH oo ku kulma Vestry Hall Talaado kasta oo loogu talagalay dadka BAME-ga ah iyo mashaariic kale. earth-europe focus-4-1.co.uk 30 31 Northwest Merton PCN: Bogagga Cagaaran

RkJQdWJsaXNoZXIy MTA4ODM=