WAXAA LA SOO BANDHIGAYA SHABAKADA DARYEELKA AASAASIGA AH EE DEGAANKAAGA NORTHWEST MERTON

Buttle UK Deeqo kala duwan oo loogu talagalay waalidiinta caruurta leh iyo caruurta iyo dhalinyarada. earth-europe buttleuk.org/need-support Talisman Charitable Trust Caawinta shakhsiyaadka ka ganacsada saamiyada - bixinta deeqaha waxbarashada, caafimaadka, guriyeynta, naafanimada ama curyaanimada. earth-europe talismancharity.org Fund for Human Need Lacagaha xaaladaha degdega ah ayaa la siyaa shakhsiyaadka ku nool gudaha UK, kuwaas oo intooda badan ah qaxooti, magangalyo doon ama hoylaawayaal, iyo kuwa qaba noocyada kale ee murugada shaqsiyeed, iyadoon loo eegin caqiidada, asalka isirka ama kooxda bulshada ay ka tirsan yihiin. earth-europe fundforhumanneed.org.uk Transport Benevolent Fund The Transport Benevolent Fund CIO waa hay'ad samafal oo taageerta kuwa ka shaqeeya qeybta gaadiidka dadweynaha ee Great Britain marka ay baahi qabaan, ama ay kujiraan dhib ama ciriiri. earth-europe tbf.org.uk TURN2US Waxay caawisaa dadka ay haysato dhibaato dhaqaale si ay u helaan kaalmooyinka daryeelka, deeqaha samafalka iyo adeegyada taageerada. earth-europe turn2us.org.uk SSAFA Waxay ka dulqaadaan baahida, rafaadka iyo ciriiriga ay qabaan ciidamada qalabka sida, kuwa rug cadaaga ah iyo qoysaskooda si ay u taageeraan madaxbanaanidooda iyo sharaftooda. earth-europe ssafa.org.uk Find Local Council Geli koodhka boostada si aad u hesho golaha kugu haboon. earth-europe gov.uk/find-local-council Xarumaha Degmooyinka derriska ah Wandsworth Wandsworth Wellbeing Hub waa adeeg NHS oo bilaash ah oo aan eexad lahayn kaas oo ujeedadiisu tahay in lagu caawiyo bukaanada iyo dadweynaha si ay u helaan ururo iyo adeegyo taageera caafimaadkooda iyo baahidooda. earth-europe southwestlondon.icb.nhs.uk – raadi ‘Wandsworth Wellbeing Hub’ Lambeth Xarunta Macluumaadka waxay bixisaa taageero iyadoo tilmaameyso latalinta khubarada iyo adeegyada macluumaadka, sida: Talada Kaalmada Caafimaadka dhimirka iyo u doodista Guriyeynta, Fayoobida jireed, Shaqada, Taaageerada Waxbarashada, Joojinta sigaarka, Taageerada asxaabta, Shabakadaha Bulshada, iyo Kuliyadda Soo kabashada. earth-europe mosaic-clubhouse.org Croydon Xarunta oo ku taala Fairfield waa qayb ka mid ah hay'adda Mind in Croydon’s Social Networking Service taas oo siisa taageero dadka si ay u fahmaan oo ay u maareeyaan arrimahooda caafimaadka maskaxda iyo jirka. earth-europe mindincroydon.org.uk – ku dhufo ‘Our services’, Connecting with people, The Hub/Social Networking. Croydon Voluntary Action Dallada ururada oo loogu talagalay kooxaha bulshada iyo VSC. earth-europe cvalive.org.uk Croydon Works Croydon Works waa Adeega Dallaalidda Shaqada ee u heellan inay taageerto dadka deggan Croydon si ay u helaan shaqo waarta. earth-europe croydonworks.co.uk/our-services Mind Croydon Mind in Croydon. earth-europe mindincroydon.org.uk Connect Well Croydon Liiska Hawlo laga bixiyo Croydon. earth-europe connectwellcroydon.org.uk CBME forum Dallada ururada oo loogu talagalay beesha BAME-da. earth-europe cbmeforum.org Sutton Sutton Uplift Adeeg bilaash ah oo loogu talagalay kuwa ku nool Sutton ee la kulma walaaca, walwalka iyo niyad-jabka - rugta caawinta ee aan u baahneyn balan qabsado waxay shaqeysaa Isniin kasta inta u dhaxaysa 9 iyo 5 BUKAANNADA KA DIIWAAN GASHAN GP-GA MERTON MA HELI KARAAN. earth-europe suttonuplift.co.uk SMHF Waa ururka Sutton Mental Health haddii aad ku nooshahay Sutton. earth-europe smhf.org.uk Every one active Foomka gudbinta GP/ Jimicsiga – gudbinta waa in ay buuxiyaan daaweeyayaasha bulshada ama GP-yada. earth-europe everyoneactive.com/content-hub/ home-workouts/gp-referral Sutton Little League Football Kubadda cagta oo abaabulan oo loogu talagalay wiilasha/hablaha oo nooc walbo leh da'doodu tahay 5 - 16. ee ku taala Royston Park, Carshalton - ciyaaraha waxaa la ciyaara subaxda Sabtida. earth-europe suttonlittleleaguefootball.com Sutton Volunteer Centre Sutton Volunteer Center waa xarunta ugu weyn dalka. earth-europe vcsutton.org.uk Adeegyada Sutton Citizens Advice Adeegyo kala duwan oo ay ku jiraan wacyigelin iyo booqashooyin guriga. earth-europe citizensadvicesutton.org.uk Sutton Carers Centre Adeegyo taageero ah oo loogu talagalay daryeelayaasha - hay'adda UK Careers. earth-europe suttoncarerscentre.org Sutton VCS Tusaha adeegyada mutadawaca iyo bulshda. earth-europe sutton.gov.uk – raadi Volunteer Centre Sutton. GrowBaby, Lighthouse and Wendy House – Sutton waa koox wax u qabata dhallaanka iyo kuwa aan gaarin dugsiga agabka carruurtana si bilaash ah ayaa loo bixiyaa. earth-europe suttonvineyard.org Adeegyada Sutton Council Hagaha adeegyada. earth-europe sutton.gov.uk/a_to_z Sutton Self Assessment Waa is-gudbin laiskugu gudbiyo adeegyada bulshada si loo siiyo bukaannada. earth-europe sutton.gov.uk – raadi ‘Self Assessment’ ENCOMPASS – Sutton Council Housing Advice Maxaa dhacaya markaad u sheegto Sutton Council inaad tahay guri la'aan ama aad ka welwelsan tahay inaad noqoto guri la'aan. earth-europe encompass-latc.co.uk Advice Link partnership Sutton Waxay bixisaa talo bilaash ah, qarsoodi ah, madax-bannaan aan eexad laheyn oo ku saabsan arrimaha ay ka midka yihiin kaalmooyinka daryeelka, deynta, guriyeynta, shaqada iyo arrimaha daryeelka bulshada. earth-europe togetherforsutton.org.uk Choice Support – Sutton Shaqo la taageero oo loogu talagalay dadka naafada ah oo ay ku jirto naafanimada dhanka waxbarashda. earth-europe choicesupport.org.uk KINGSTON Kingston Carers Network Adeegyo loogu talagalay daryeelayaasha ku nool Kingston. earth-europe kingstoncarers.org.uk Connected Kingston Ururo, kooxyo iyo adeegyo ka jira kudaha Kingston. earth-europe connectedkingston.uk 36 37 Northwest Merton PCN: Bogagga Cagaaran

RkJQdWJsaXNoZXIy MTA4ODM=