Faransiis Esbaañol Talyaani Boortaqiis Soomaali Bolski Norsk Русский Buug-yarahaan waxa la soo saari karaa isagoo ku qoran Farta dadka araga la' linkiyada luuqadaha kalena waxaa laga heli karaa websaydka xarumaheena caafimaadka. Buug-yarahaan waxa la soo diray si waafaqsan aagagga juqraafiyeed. Sidaa darteed waxaa laga yaabaa inaad heshay buugaan xitaa haddii aadan ka diiwaan gashneyn mid ka mid ah xarumaheena caafimaadka. Macluumaadka guud ee ku dhex jira wali wuu ku khuseeyn karaa iyadoon loo eegin meesha aad ku nooshahay, hase ahaatee fadlan ogow in qaar ka mid ah macluumaadka gaarka ah laga yaabo inay khuseeyaan kuwa ka diiwaan gashan mid ka mid ah 4-ta xarumo aynu leenahy. earth-europe alexandrasurgery.co.uk earth-europe vineyardhillroadsurgery.nhs.uk earth-europe wimbledonmedicalpractice.co.uk earth-europe wimbledonvillagesurgery.co.uk
RkJQdWJsaXNoZXIy MTA4ODM=